Details

BBC News Somali

3 (9)

Music & Audio | 43.6MB

Description

App-ka rasmiga ah ee BBC Somali ee ZenoMedia waxa uu ku siinayaa barnaamijyadii ugu dambeeyay iyo wararka ugu waaweyn.
Waxaad barnaamijyada raadiyaha ku dhegeysan kartaa adigoo isticmaalaya daaraha codka ee bilaashka ah ama adigoo isticmaalaya wicidda teleefoonka (Qiimaha dal walba u yaal ayaa laga qaadayaa wicitaanka teleefonka. Fadlan ka hubi shirkadaada inta aadan wicin)
- Ka akhriso wararka ugu waaweyn uguna dambeeyay bogga BBC Somali.
- Ku dhegeyso barnaamijyada aad ugu jeceshahay idaacadda daaraha codka ee bilaashka ah, ama adeegga wicidda teleefoonka.
- Barnaamijyadii ugu dambeeyay waxaad ka heli kartaa:
Idaacadda Subaxnimo
Idaacadda Duhurnimo
Dunida iyo Maanta
Caawa iyo Caalamka
Warka BBC Somali
Haddii aad doorato inay kuu soo dhacdo wargelin, cinwaanka aqoonsiga internet-ka ee xogta aaladdaada iyo goobta aad joogtid waxaa BBC u keydinaysa ZenoMedia. Adeeggan waxaa la socda xayeysiin qayb ka ah ah app-ka.
Xog kale oo kuu gaar ah (sida magacaaga ama email-kaaga) lama keydinayo. Xogtan waxaa la keydin karaa oo kaliya haddii ay waafaqsan tahay Sharciga Xuquuq Shaqsiyeedka ZenoMedia, oo laga heli karo
https://www.zenomedia.com/wp-content/themes/zeno/privacy_policy.pdf
Wargelinta waxaa ku jiri kara ogeysiis, codad iyo calaamado. Kuwan waxaad ka beddeli kartaa (Settings notifications). Xogta app-kani uruuriyo ee ay ka mid yihiin cinwaanka aqoonsiga internet-ka ee aaladdaada iyo goobta aad joogtid, iyagana waxaad ka heli kartaa Settings
The official BBC Somali news ZenoMedia app offers the latest programmes and news headlines. You can to listen to the radio programmes using the free audio player or by using the telephone dial-up option (standard geographic charges from landlines and mobiles may apply. Check with your provider before calling).
- Read the latest news headlines from the BBC Somali website
- Listen to your favourite radio programmes free with the audio player, or by using the standard-rate telephone dial-up service
- You can access the most recent editions of:
Idaacadda Subaxnimo
Idaacadda Duhurnimo
Dunida iyo Maanta
Caawa iyo Caalamka
Warka BBC Somali
If you choose to receive push notifications, a unique identifier relating to your device and your location data will be stored by ZenoMedia on behalf of the BBC to provide you with the service, allow advertising to be served within the app [and for processing payments].
No other personal data relating to you (such as a username or email address) is processed. Such information will only be processed in line with ZenoMedia's Privacy Policy, available at https://www.zenomedia.com/wp-content/themes/zeno/privacy_policy.pdf
Notifications may include alerts, sounds and icon badges. These can be reconfigured in Settings (notifications). Details of data this app collects, including the unique identifier relating to your device and your location data, is also found under Settings

Information

Update:

Version: 4.2.9

Requires: Android4.1 or later

Rate

Share by

User also download

You may also like