Gabayada Sayidka icon

Gabayada Sayidka

1.2 for Android
4.5 | 50,000+ Installs | Reviews

Abdirizak Hasan Kabadhle

Description of Gabayada Sayidka

Barnaamijkan waxaa laguugu diyaariyay dhamaan gabayadii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan Ilaahay ha u naxariistee.
Barnaamijkan wuxuu xambaarsanyahay 120 gabay uu Sayidku mariyay iyo 16 gabay ay rag kale isaga u mariyeen.
Gabayadu waxay isugu xig-xigaan XARAF-RAACA gabayada, alif-beeto af-somali ahaana.
Barnaamij kan wuxuu ku shaqaynayaa dhamaan mobile-da ANDROID Operating System-ka ku shaqeeya .

Information

  • Category:
    Education
  • Latest Version:
    1.2
  • Updated:
    2015-04-30
  • File size:
    2.6MB
  • Requirements:
    Android 2 or later
  • Developer:
    Abdirizak Hasan Kabadhle
  • ID:
    suhayb.gabayadiisayidmaxamedcabdullexasan
  • Available on:
Reviews
  • avatar
    Kkkkk cunsuri ayuu sayidku ahaaa
    2018-04-02 01:10
  • avatar
    Qoraalka xogaa qaladaad ku jiraa sida kale thanks wax qabad fiican!
    2018-03-12 10:55
  • avatar
    Aad iyo aad bad u mahadsantihin inta isku hawshay appkan run ahanti wa app wax tar leh waxyabo badan ban kafa'iday halka kasi wada
    2017-07-27 03:06
  • avatar
    Saaxib gabayada halka qof aad soo qoraysan ka daaya oo ku soo dara... cali dhuux. Salaan carabay.. ismaacil mirre.. qamaan bulxan.. raage ugaas.. bidhiidh qamaan.. faarax caytame
    2017-06-18 05:11
  • avatar
    Shaqo adag ayaa qabatay. Fadlan qofka sameyay ila so xarir in aan samesto mid nuucan ah ayaan rabaa .
    2016-12-21 04:52
  • avatar
    Runtii waan u tahniyadeynayaa dhammaan bahda ururinta iyo isku dubba ridka buuggan qiimaha badan Eebbe wayne kheyr ha idinku abaal mariyo waxaan ku darayaa meelaha qaar qoraalladu si khaldan ayeey u qoranyihiin waxaan codsanayaa in dib loo saxo meelaha yar_yare
    2016-11-27 05:17