Waxaad ka iibsan kartaan xirmooyinka Somnet
Somtel iyo Hormuud. Hada kadib uma baahnid in aad cid la hadashid ama qarash telefan ku bixisid si laguugu shubo xirmo SomNet hadii aad isticmaashaan Sooyaal Internet. Sidoo kale ka waxaad ka heli doontaa Adeegyada EVC Plus, ANFAC iyo Airtime